Manchester City vs. Arsenal: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Kulanka Sida Weyn Loo Sugayo Premier league

Kooxda Man City ayaa fursada u haysat in ay guushii 4-aad oo xiriir ah ka gaadho kooxda Arsenal markii ugu horaysay tan ilaa 1937 marka ay maanta ku marti galin doonto garoonkeeda Etihad.

Citizen ayaa guushii ugu dambaysay ee ay ka gaadhay Arsenal ahayd 2/0 kulankii ugu horeeyay ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Arsenal ayaa dhanka kale kulanka maanta soo galaysa iyada oo ku jirta kaalinta 5-aad guul ay ka gaadho kulankana ka caawin doono in ay gasho kaalinta 4-aad.

Labada Kooxood ayaa shaki la,aan kulanka ku soo gali doona sidii ay u gaadhi lahaayeen guul iyaga oo waliba adeegsan doona xiddigohooda ugu fiican.

Hadaba wargayska Sports Mole ayaa soo doortay shaxda Isku dhafka ah ee labada Kooxood isaga oo Isticmaalaya xiddigaha taamka u ah labada kooxood.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here