Man United Oo Guul Ka Gaartay Crystle Place, Booska Shanaad Ayay Soo Galeen

Markale ayaa caawa la ciyaaray kulan n , aad uxiiso badann oo kamid ahaa kulamada caawa ee horyaalka Premier league waana kii dhex maray kooxaha Manchester United ay ugu martisay Cristal place kaasoo ahaa mid aad uxiiso badan.

Macalin Solkjear & wiilashiisa waxey maanta yimaadeen iyagoo ayka maqan yihiin xidigo badan oo safkooda kuwaas oo gaaraya ilaa 9 xidig oo dhaawac kuseegay kulanka.

Ciyaarta ayaa aheyd mid aad u adag waxaana ay ku bilaabatay dar dar xoogan oo labada dhinac ay sameynayeen isku dayo ayku doonayaan in mid kasta midka kale shabaqeeda soo taabato.

Fursado dhowr oo ay United ay isugu day day kuwaas oo ay dooneysay ayaa waxaa ay heleen goolkii ugu horeeyey ee ciyaarta waxaana u dhaliyey Lukaku .

Waxa ay socotay ciyaarta markale ayey united heleen goolka 2aad waxaana u dhaliyey isla lukaku kubad siweyn looga soo shaqeeyey iyadoo ciyaarta ay aheyd mid ay adkeyd waxaajiray fursado dhowr ah oo ay isku dayday kooxda kubada cagta ee Crystle Place.

Qeybtii dambe waxey sii socotaba maadama qeybta hore hal & eber ay aheyd kadibna qeybtii dambe bilowgeeda untied ay labeysay ayaa waxaa laga dhaliyey United gool taasoo wiilasha Place balse dhamaadkii ciyaarta waxaa soo afmeeray Ashley Young oo dilay rajadii koxoda kubadda cagta ee Cr. Place. sidaas ayey 90 kii daqiiqo united ayku badisay 3-1 sidaas ayeyna ku soo ceshatay booskeeda 5aad .

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here