Majalada Four-FourTwo Oo Soo Saartat 100-ka Xiddig Ee Ugu Fiican Sanadka 2018, Messi Oo Hogaaminaya & 20-Ka Xiddig Ee Ugu Sareeya liiska

0

Majalada fourfourtwo Ayaa soo saartay Liiska 100-ka xiddig ee ugu fiican adduunka ee sanadka 2018 iyada oo uu hogaaminayo xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi.

Waxa kaalinta 2-aad ka galay xiddiga ay sida weyn u xafiiltamaan ee Cristiano Ronaldo iyaga oo uu ka dambeeyo xiddiga kooxda PSG ee Kylain Mbappe kaas oo galay kaalinta 2-aad.

Xiddiga ugu fiican adduunka sanadka 2018 ee Luka Modric ayaa kaalinta 4-aad ka galay halka xiddiga kooxda Atletico Madrid ee Antoine Griezmann uu galay kaalinta 5-aad.

Xiddiga Liverpool ee Mohamed salah ayaa kaalinta 6-aad galay iyada oo uu xiddiga Hazard ku xigo kaalinta 7-aadna galay iyada oo uu Neymar kaalinta 8-aad galay.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska 20-ka Xiddig ee ugu sareeya:

Lionel Messi (Barcelona)
Cristiano Ronaldo (Juventus)
Kylian Mbappe (PSG)
Luka Modric (Real Madrid)
Antoine Griezmann (Atletico Madrid)
Mohamed Salah (Liverpool)
Eden Hazard (Chelsea)
Neymar (PSG)
Jan Oblak (Atletico Madrid)
Harry Kane (Tottenham)
David Silva (Manchester City)
Sergio Aguero (Manchester City)
N’Golo Kante (Chelsea)
Kevin De Bruyne (Manchester City)
Luis Suarez (Barcelona)
David de Gea (Manchester United)
Robert Lewandowski (Bayern Munich)
Mauro Icardi (Inter Milan)
Virgil van Dijk (Liverpool)
Marc-Andre ter Stegen (Barcelona)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here