Luca Toni Oo Kashifay Horyaalka Uu Pep Guardiola Tababare Ka Noqon Doono Mustaqbalka Dhaw

0

Xiddigii hore ee xulka qaranka Italy ee Luca Toni uan soo ciyaaray kooxaha Roma, Juventus, Bayern Munich waliba xulka qaranka Italy kula guulaystay koobkii adduunka ee 2006 ayaa kashifay sir ku saabsan horyaalka uu Tababare Pep Guardiola u dhaqaaqi doono mustaqbalka dhaw.

Luca Toni ayaa Pep Guardiola kaga garab ciyaaray kooxda reer Italy ee Brescia xilli ciyaareedkii 2001/2002 waxana ay leeyihiin xiriir saaxiibtinimo oo xoogan iyaga oo ilaa haatan isla xiriira.

Luca Toni ayaa xaqiijiyay in uu taababare Pep Guardiola oo haatan hogaamiya kooxda difaacanaysa premier League ee Man City ku wajahayn yahay horyaalka Serie A-da msutaqbalka dhaw.

Luca Toni oo la hadlaya wargayska Tuttosport ayaa yidhi”Guardiola waxa uu ii sheegay in uu doonaya in uu ku soo laabto horyaalka Serie A-da isaga oo tababare ah wakhtiga soo socda”.

Tababare Pep Guardiola ayaa ka mid ah tababarayaasha sida weyn ugu sharaxan in ay shaqada ka badalaan tababaraha Juventus ee Max Allegri kadib fashilkii Juventus ee champions League.

Pep Guardiola ayaa kooxda Juventus ku qaadanaya xilli ciyaareedkiisii 3-aad kadib markii uu Bayern Munich

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here