Kulamada Liverpool U Hadhay Horyaalka Premier League, Imisa Kulan Ayay Garoonkeeda Ku Ciyaari Doontaa?

Horyaalka Premier League ayaa maraya mel xiiso iyo xamaasad leh iyada oo ay kooxda Liverpool hal dhibic ku hogaaminayso horyaalka premier league.

Dhamaadka horyaalka ayay haatan ka hadhsan yihiin 11 kulan oo kaliya iyada oo koox walba suunka u xidhanayso sidii ay xilli ciyaareedka ku dhamaysan lahayd sida ugu fiican.

Kooxda Liverpool ayaa xilli ciyaareedkan ugu cad-cad in ay soo afjarto 29 sano ee ayna ku guulaysan horyaalka premier League.

Reds ayay u Hadheen 11 kulan oo ay ku jiraan 3 kulan oo waaweyn iyada oo haatan hal dhibic ku haysa hogaanka horyaalka premier League.

Kulamada ay Liverpool garoonkeeda ku ciyaari doonto waxa aan kuugu calaamadinay midabka casaanka ah halka kuwa midkaba caadiga ah ay ku ciyaari doonto garoonka kooxaha kale.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 11 kulan ee u hadhsan Liverpool horyaalka:

Liverpool Vs Watford

Everton Vs Liverpool

Liverpool Vs Burnley

Fulham Vs Liverpool

Liverpool Vs Tottenham

Southampton Vs Liverpool

Liverpool Vs Chelsea

Cardiff City Vs Liverpool

Liverpool Vs Huddersfield

Newcastle Vs Liverpool

Liverpool Vs Wolves

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here