Ku Guuleyso Abaal Marin Lacageed Oo Saadaal Ka Bixi Natiijada Kulanka Man United Vs Liverpool , $100 Iyo 50 Ayaa Lagu Kala Helayaa .

Manchester United ayaa kullan adag oo horyaalka ah waxa ay ku marti gilinayaan kooxda Liverpool kuwaasi oo loolan dhanka hoganaka horyaalka uu kala dhaxeeyo Man City oo haatan kaliya kaga haysa dhanka goolasha kaliya .

Hadaba aqriste saadaal ka bixi kulankaas kuna guuleyso abaal marin lacageed , fadlan inta aadan dhiiban saadaasha iska hubi in aad raacday sharuudaha ka qeyb galka barnaamijkaan , marka hore waa in aad ka mid tahay bahda ku taxan barteena oo aad Subscribetiraahdaa , haddii xittaa jawaabtaada sax tahay balse aadan Subscribeaheyn Channel-keena ma qiimeyn doono jawaabtaada .

Hadaba su`aasha waxa ay tahay , Yaa badin doona kulankaan Man United Vs Liverpool , Imisa Gool ayaa lagu kala badin doonaa , yaase fure u noqon doona guusha(yaa lahaan doona goolka guusha) , waxaa abaal marinta ku guuleysan doona qofkii sedexdaas su`aal ka wada jawaaba , hadaba qofka ugu  horeeya ee sax ah uga jawaba waxa uu helayaa Boqol Doolar qofka labaadna waxa uu helayaa 50 doolar 

Ugu dambeyn marka aad saadaasha bixineyso fadlan sii raaci magaacada oo sedexan iyo meesha aad joogto , hoos ka daawo muuqaalka oo Click sii Youtube si uu kuu geeyo una dhiibato saadaashaada,  Nasiib wacan waan .

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here