Ka Hor Kulamda 16-ka Waa Sidee Tartanka Gool Dhalinta Champions League Xilli Ciyaareedkan?

Waxa maanta caawa dib u bilaabmi doona wareega 16-ka ee tartanka champions League xilli ciyaareedkan iyada oo ay dhacaayn kulamo culus.

Kooxda Man United ayaa marti galin doonta kooxda PSG halka ay Roma marti galin doonto kooxda Roma kulamada ugu horeeya ee todobaadkan.

Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski Ayaa hogaaminaya gool dhalinta tartanka champions League xilli ciyaareedkan isaga oo leh 8 gool.

Waxa kaalinta 2-aad ku jira xiddig kooxda Barcelona ee Lionel Messi kaas oo dhaliyay 6 gool wareegii Group-yada ee tartanka.

Xiddigaha Neymar, Edin Dzeko, Paulo Dybala, Andrej Kramaric, Moussa Marega, Iyo Dusan Tadic ayaa dhamaantood wada leh min 5 gool.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Xiddigaha Ugu Goolasha Badan Tartanka Champions League xilli ciyaareedkan.

NO XIDDIGA KOOXDA GOOLASHA
1 Robert Lewandowski Bayern Munich 8
2 Lionel Messi Barcelona 6
=3 Neymar PSG 5
=3 Edin Dzeko Roma 5
=3 Paulo Dybala Juventus 5
=3 Andrej Kramaric Hoffenheim 5
=3 Moussa Marega FC Porto 5
=3 Dusan Tadic Ajax 5
=9 Antoine Griezmann Atletico Madrid 4
=9 Raphael Guerreiro Borussia Dortmund 4
=9 Harry Kane Tottenham 4
=9 Mauro Icardi Inter 4
=9 Harry Kane Tottenham 4
=13 Nicolas Tagliafico Ajax 3
=13 Gareth Bale Real Madrid 3
=13 Karim Benzema Real Madrid 3
=13 Maxwel Cornet Lyon 3
=13 Jesus Corona Porto 3
=13 Gabriel Jesus Manchester City 3
=13 Luuk de Jong Ajax 3
=13 Nabil Fekir Lyon 3
=13 Guillaume Hoarau Young Boys 3
=13 Lorenzo Insigne Napoli 3
=13 David Silva Manchester City 3
=13 Kylian Mbappe PSG 3
=13 Dries Mertens Napoli 3
=13 Junior Moraes Shakhtar Donetsk 3
=13 Mohamed Salah Liverpool 3
=13 Cengiz Under Roma 3
=13 Nikola Vlasic CSKA Moscow 3
Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here