Juventus Oo Dajisay Qorshe Mohamed Salah Uga Garab Ciyaari Karo Ronaldo Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ciyaaraha Ee Xilligaan.

Kooxda Juventus ayaa ka quusan in ay Liverpool ka soo afduubtaan Mohamed Salah oo ay u arkaan xiddig si weyn ugu haboon shaxda kooxdaas.

Inkastoo kooxda reer Ingiriis u muuqdaan kuwo aan diyaar u aheyn in ay iibiyaan xagaagaan hadana Juve waxa ay haatan dajiyeen qorshe fududeyn kara in Salah uu ka garab ciyaaro Ronaldo.

Warkaas iyo wararkii ugu dambeeyay ciyaaraha ka daawo barteena Youtube-ka ee Laacibtv sidoo kalana nagu soo biir

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here