Mareykanka ayaa kulan maalinta labaad ee koobka  aduunka ah waxa ay kaga hor tagayaan Wales , waxa ayna kulankaan galayaan iyaga oo haysta qibrad tartankaan ah

Xogta Kulanka

*Waa kulankii ugu horeeyay ee Mareykanka iyo Wales ku dhex mara koobka aduunka , xulka Mareykanka waa bilaa guul darro labadidii kulan hore  ay  yeesheen mid waa badiyeen midna waa bar bar dhac waxa ayna ahaayeen kulamo saaxibtinimo

*Mareykanka waxa ay  koobka aduunka u soo baxeen markii 11-aad , waxaana ugu dambeeysay 2014-kii  waxaana waqtigaas wareegga 16-ka ku ciqaabtay Belguim

*USA waxa ay  wareegga bug baxda gaaraan sedex jeer afartii jeer ee ugu dambeeysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here