Xulka England ayaa aantay Bilaaban Doona Tartanka koobka aduunka ayagaa kulankooda Furitaanka ka hor tagaaya Iran.

england oo koobkii aduunka ee Hore Gaartay Wareega afardhamaadka isla markaana iska Xaadirisay kama dambaysta CiyaartiiEURO2020 ayaa Sanadkaan Raja fiican Qabta.

Wararka Laba Xul ee kulanka Ka Hor.

Shax losoo Dusiyay oo Xulka England ah ayaa jirta iyadoo laga Helay Wargayska Sun, Shaxdaana ayaana Muujinaysa in Tababare Gareth Southgate ay Shan Daafac markaan u cayaari Doonaan.

Declan rice ayaa ha burburiyaha Xulashada Halka  Judde Bellingham Doorka NO. 8 Dheeli Doono iyadoo Mason Mount ka horeeya NO. 10  yahay.

Bukayo Saka ayaa Kasoo Hormaraaya  Phil foden Halka Reheem Sterling gacanta Sare Ka Helaayo rashford iyo grealish iyagoo Weerarka Ka caawin Doona kaptan harry kane.

Dinaca Iran Tababare  Carlos Queiros  ayuu ka maqnaan Doona Ciyaaryahanka Khadke Dhexe ee Muhiimka ah ee Omid Ebrahimi halka aan la filayn inuu  halis Galin Doono Sardar Azmoun oo Haatan Dhaawac kubka ah Tababarka kaga Soo laabtay.

Shaxda Macquulka ah ee Labada Xul:

England(4-3-3) pickford, Trippie, Stones, Maguire, Show, mount, Rice, Bellingham, Saka, Bene, Sterling.

Iran(4-3-3) Beiranvand, Moharrami, pouraliganji, Hosseni,Mohammedi, Ezatolahi, Nouralahi, Hajsafi, Jahanbaksh, Tremi, Amiri.

Xogta Kulanka:

Tartanka: Koobka Aduunka 2022.

Watiga: 4:00 galabnimo waqtiga Geeska Africa.

Garsoore: Rapheal clouse(Barazil)

Garoonka:khalifa International Stadium.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here