Mareykanka waxa sugaya kiulan adag marka Ingiriiska caawa ka hor tagaan kuwaasi oo bandhig wcaan ku bilaabay tartankaan

Xogta Kulanka

*Kulankaan waa kulankii seddexaad ee England iyo USA ay ku kulmaan Koobka Adduunka ee FIFA, iyadoo Mareykanka uu 1-0 ku badiyay 1950-kii ka hor 2010-kii 1-1.

*Dhammaan tartamada, England ayaa badisay siddeed ka mid ah 11-kii kulan ee ay la kulmeen USA (D1 L2).

*England ayaa 3-0 ku badisay markii ugu dambeysay oo ay wajahaan USA, ciyaar saaxiibtinimo bishii November  2018. Trent Alexander-Arnold iyo Callum Wilson ayaa dhaliyay goolkooda kaliya ee saddexda libaax kulankaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here