Heshiisyo Dhacay: Dhamaan Saxiixyada Ay Sameeyeen Kooxaha Ugu Waaweyn Horyaalada Yurub Suuqa January

Xidhitaanka suuqa Kala iibsiga January ayay haatan ka hadhsan tahay 7:30 daqiiqo waxana ay kooxaha reer yurub wakhtiga tartan ula galayaan sidii ay heshiisyada u dhamaystiri lahaayeen inta uuna suuqu xidhmin.

Suuqa January ayaa furmay bilowgii bisha January iyada oo ay kooxaha reer yurub ku mashquulsanaayeen sidii ay u xoojin lahaayeen kooxdooda.

Kooxda Barcelona ayaa ah kooxda ugu mashquulka badanayd bishan iyada oo samaysay 4 saxiix oo ay kooxdooda ku xoojiyeen bishan.

Waxa sidoo kale jira kooxo waaweyn oo reer yurub ah oo helay saxiixyo hal,laba ama 3 saxiix si ay ugu xoojiyaan kooxda qaybta dambe ee xilli ciyaareedkan.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa saxiixyadii ay sameeyeen kooxaha shanta horyaal ee ugu waaweyn yurub.

Arsenal:

Denis Suarez (Amaah)

Ac Milan:

Krzysztof Piatek (40 Milyan).

Atletico Madrid:

Alvaro Morata (Amaah)

Bayern Munich:

Benjamin pavard (35 milyan)

Barcelona:

Jeison Murillo (30 milyan).

Jean-Clair Todibo (Xor Xagaaga Ah).

Kevin-Prince Boateng (Amaah).

Frenkie de Jong (90 Milyan)

Chelsea:

Christian Pulisic (57 milyan).

Gonzalo Higuain (Amaah).

PSG:

Leandro Paredes (47 Milyan).

Juventus:

Martin Caceres (Amaah).

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here