Ac Milan Ayaa ciyaarta Ku Bilaawday Si Kulul iyagoo Diyaar u ahaa in Ay Guul Kula Laabtaan Maagalada Milan.
As Roma Iyagana waxaa Ka Go’need in ay Natiijada xakameeyaan.
Daqiiqadii 24-aad Pietek ayaa Bilaaway Bandhiga goolasha asagoo 0-1 ay Milan Ku Gacan Sareeso.
Qeebti Hore waxaa lakala Nastay Iyadoo ay Ac Milan Hogaanka Ciyaarta Heyso.
Qeebta labaad Marki La Isku Soo Laabtay Roma ayaa iska soo celisay Deyntii lagu lahaa Qeebtii Hore Ee Ciyaarta.
Daqiiqadii 46-aad waxaa Ciyaarta Garbo Siman Ka Dhigay Da’yarka lagu magacaabo N. Zaniolo.
Ciyaarta ayaa Ugu Dambeyn Ku Soo Idlaatay Barbaro 1-1.
Advertisement