Frenkie de Jong Oo Ku Biiray 10-ka Saxiix Ee Ugu Xiisaha Badan Ee Barcelona.

0

Kooxda Barcelona ayaa lagu yaqaanay ama caan ku ahayd koox ay xiddigaha ugu fiican adduunku ka soo baxaan Akademiyadeeda lagu magacaabo La Masia Academy.

Qaar ka mid ah xiddigaha ugu fiican taariikhda kubada cagta wakhti xaadirkan ayaa ka soo baxay halkaas kana mid yihiin Leo Messi, Xavi Hernandez, Andres Iniesta & Carles Puyol.

Laakiin sanadihii ugu dambeeyay falsafadaas ayaa is badashay iyada oo ay kooxdu samaysay saxiixyo waaweyn oo ay lacag badan ka bixisay kuna keentay kooxda.

Xiddigii ugu dambeeyay ee ku soo biiray ayaa ah xiddiga kooxda Ajax khadka dhexe uga ciyaara ee Frenkie de Jong kaas oo Barcelona ku soo biiri doona xagaaga.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 10-ka saxiix ee Barcelona ku qanciyay in ay baanka u jabiyaan lacag waali ahna ka bixiyaan.

  1. Frenkie de Jong
  2. Phillipe Coutinho
  3. Ousmane Dembele
  4. Neymar Jr
  5. Luis Suarez
  6. Cesc Fabregas
  7. David Villa
  8. Zlatan Ibrahimovic
  9. Dani Alves
  10. Thierry Henry
Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here