Falaanqeyn: Hal Arin Oo U Sabab Aheyd Guul Daraddii United Ee PSG , Mr Biriq Ayaa Falaanqeeynaya Kulankaan

PSG ayaa guul qaali ah ka gaartay kooxda United oo ay marti ugu ahaayeen lugta 1-aad ee wareegga 16-ka Champion-ka waxa ayna uga soo taqaluseen laba gool oo nadiif ah .

Guuld aradaas ayaa middii ugu horeeysay ee United qabsata tan iyo markii tababare Ole loo dhiibay kooxdaas , waxa ayna goolashaas dhasheen qeybtii labaad ee ciyaarta

Hadaba maxaa PSG ka caawiyay guushaas maxaase ka qaldanaa United , falaanqeeye Abdiqaadir Biriq ayaan ka wareysaynay , hoose ka daawo sidoo kale ku soo biir Chanal-keena LaacibTv Tube .

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here