Fabinho, Torreira, Jorginho & 10-ka Xiddig Ee Khadka Dhexe Ee Daafaca Ee Ugu Fiican Ilaa Haatan Premier Leageu.

0

Ku dhawaad 15 sano ka hor wakhtigii ay kooxaha Liverpool & Chelsea isaga hor yimaadeen semi-finalka champions League laguna ciyaari jiray shaxda 4-2-3-1 kooxaha ugu awooda badan yurub ayaa si gaar ah khadka dhexe ugu adeegsan jiray xiddigaha.

Laakiin kadib soo bixistii Barcelona ee kubada weerarka ahayd iyo kubada haysashada waxa so weyn isku badalay qaabkii khadka dhexe iyada oo haatan loo baahan yahay xiddigo khadka dhexe ah oo leh farsamooyin aan wakhtigaas loo baahanaan jirin.

Xiddiga khadka dhexe ee daafaca ah ayaa u baahan in uu lahaado farsamooyin gaar ah halka xiddiga khadka dhexe ee weerarka loo baahan yahay in uu lahaado daafac fiican.

Si kasta ha ahaatee waxa ay haatan adagtahay in la helo xiddig khadka dhexe oo daafaca ah iyada oo xiddiga la helana si deg-deg ah isku badalai doono.

Laakiin waxa jira xiddigo taakooyinka ku guulaysta sidoo kale kubada dila kuwaas oo kaga fiican xiddigaha kale inta ayna kooxdooda weerarka u dhisin.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 10-ka xiddig ee khadka dhexe ee daafaca ah ee premier League ilaa haatan ugu fiican.

Fernandinho (Manchester City)
Gini Wijnaldum (Liverpool)
N’Golo Kante (Chelsea)
Jorginho (Chelsea)
Declan Rice (West Ham United)
Fabinho (Liverpool)
Ruben Neves (Wolverhampton Wanderers)
Lucas Torreira (Arsenal)
Wilfried Ndidi (Leicester City)
Luka Milivojevic (Crystal Palace)

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here