Dib U Eegid: Roberto Firmino Oo Qabtay Shaqo Uuna Xiddig Kale Oo Liverpool Ah Qaban

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Roberto Firmino ayaa qabtay shaqo uuna qaban xiddig kale oo Liverpool ah kadib guushii Burnley Anfield.

Roberto Firmino ayaa dhaliyay 2 gool oo ka mid ah 4-tii gool ee ay dhalisay kooxda Liverpool kulankii ay guusha ka gaadheen Burnley.

Xiddiga Roberto Firmino ayaa dhaliyay 10 gool iyo wax ka badan 4-tii xilli ciyaareed ee uu joogay kooxda Liverpool.

Roberto Firmino ayaa ah xiddiga ugu fiican ee rikoodhkaas sameeya Abid Taariikhda tartanka horyaalka premier League.

Dhanka kale Roberto Firmino ayaa ku lug leh 100 oo kooxdiisa Liverpool ah tartamada oo dhan isaga oo dhaliyay 63 gool caawiyena ka noqday 37 kale.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here