Dib U Eegid: Real Madrid Oo Markii Ugu Horaysay Laga Reebay Tartamada Yurub Iyada Oo Lugtii Hore Badisay

Kooxda Real Madrid ayaa guuldaro 4/1 ah kala kulantay kooxda Ajax kulan ka tirsanaa lugta 2-aad ee wareega 16-ka tartanka champions League.

Guuldaradaas ayaa la macno ah in ay Real Madrid isaga hadhay tartanka champions League xilli ciyaareedkan waliba kaga hadhay si fool xun.

Kadib ka hadhistaas kooxda Real Madrid ayaa dhigtay rikoodh cusub oo ku aadan tartamada yurub hadii uu magaca haatan yahay ama magacii hore.

Real Madrid ayaa laga reebay tartanka Champions League/European Cup kadib markii ay guul ku soo gaadheen lugta 1-aad markii ugu horaysay Abid taariikhdeeda.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here