Dib U Eegid: Marcus Rashford Oo Isku Qoray Taariikhda Premier League & Halka Xiddig Ee Rikoodhkaas Kaga Horeeyay

Xiddiga weerarka uga ciyaara Kooxda Man United ee Marcus Rashford ayaa isku qoray taariikda premier League kadib kulankii Leicester City.

Marcus Rashford ayaa ku bilowday kulankii ay kooxdiisa Man United guusha ka gaadhay kooxda Leicester City waliba dhaliyay goolka guusha.

Xiddiga reer England ayaa isku qoray taariikhda premier League kadib kulankii uu Man United ku hogaamiyay guusha 1/0 ah.

Marcus Rashford ayaa noqday da,yarkii 2-aad taariikhda premier League safta 100 kulan isaga oo jira 21 sano iyo 95 maalmood.

Xiddiga kaliya ee rikoodhkaas dhigay ayaa ah halyeeyga kooxda Man United ee Ryan Giggs kaas oo sidaas sameeyay isaga oo jira 21 sano iyo 74 maalmood.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here