Xiddiga xulka qaranka Aregtina ee Lionel Messi ayaa baal dahab ah ka galay taariikhda koobka adduunka.

Lionel Messi ayaa gool u dhaliyay xulkiisa kulankii uu guuldarada kala kulmay xulka Suadi Arabia kulan lama filaan ku noqday adduunka oo dhan.

Messi ayaa furay goolasha xulkiisa kadib markii uu rikoodhe u dhaliyay bilowgii qaybta hore ee ciyaarta.

Kadib goolka Lionel Messi ayaa noqday xiddiga 5-aad ee taariikhda koobka adduunka gool dhaliyay 4 koob adduun oo kala duwan (2006, 2014, 2018, 2022) kadib Pelé, Uwe Seeler, Miroslav Klose & Cristiano Ronaldo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here