Dib U Eegid: Juventus Oo Italy Ka Jabisay Rikoodh Ay Isla Iyagu Ka Dhigeen

0

Kooxda Juventus ayaa Si Rasmi ah ugu guulaystay horyaalka Serie A-da kadib guul ay ka gaadhay kooxda Fiorentina kulan ka dhacay garoonka Allianz Stadium kana tirsanaa horyaalka Serie A-da.

Gool uu dhaliyay Alex Sandro iyo gool uu iska dhaliyay German Pezzella ayaa Juventus u hor seeday guul ay ka gaadhay kooxda Fiorentina iyaga oo si Rasmi ah ugu guulaystay horyaalka.

Kadib guushaas kooxda Juventus ayaa markii 8-aad oo xiriir ah ku guulaystay horyaalka Serie A-da iyaga oo jabiyay rikoodh ay isla iyagu ka dhigeen ku guulaysiga horyaalka.

Kadib guushaas kooxda Juventus ayaa markii 8-aad oo xiriir ah ku guulaystay horyaalka Serie A-da iyaga oo jabiyay rikoodh ay isla iyagu ka dhigeen ku guulaysiga horyaalka Serie A-da intii u dhexaysay 2001/2002 ilaa 2007/2008.

Kooxda Juventus ayaa horyaalka ku guulaystay horyaalka Serie A-da iyada oo 5 kulan ka hadhsan yahay dhamaadka horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkan

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here