Dib U Eegid : Benzema Oo Isku Qoray Taariikhda Champion-ka Ka Dib Goolkiisii Ajax

0

Real Madrid ayaa waqtigii geerida ee dhamaadka ciyaarat waxa ay guul 2/1 ah ka gaareen kooxda Ajex oo ay marti ugu ahaayeen lugta koowaad ee wareegga 16-ka Champion-ka .

Labadaas gool waxaa Real u kala saxiixay Benzema oo dhaliyay daqiiqaddii 60-aad halka kan labaad uu yimid daqiiqaddii 87-aad waxaana saxiixay Marco Asensio .

Hadaba Benzema ayaa haatan noqday ciyaaryahankii 4-aad ee 60 gool ka dhaliya taariikhda Champipon-ka

Xiddigaha kale ayaa u kala sareeya sida tan , Ronaldo 121 gool , Messi 106 gool , Raul 71 waxaan haatan afaraad soo galay Benzema oo leh 60 gool.

Dhanka kale Bemzema ayaa Ajax ku lehg 4 gool oo Champion-ka iyo afar caawin ah waxa uuan guud ahan ka hor tagay 6 jeer

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here