Dib U Eegid : Aguero Oo Rikoor Ku Yeeshay Kooxda Liverpool Ka Dib Goolkii Qalcadda Etihad

0

Sergio Aguero ayaa lambar taariikh ah kala baxay kulankii Liverpool ee qalcadda Etihad kaasi oo ku dhamaaday 2/1 oo ay guusha ku raacday City .

Aguero ayaa lahaa goolka koowaad ee City kaasi oo yimid dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta , waxa uuna kulankaas ka tirsanaa wareegga 21-aad ee horyaalka Ingiriiska .

Hadaba Aguero ayay ugu baxdaa goosha Liverpool waliba isla hal garoon oo ah Etihad iyadoo la joogo kulamada horyaalka Ingiriiska .

Waxaa xusid mudan in Aguero in haatan goolasha uu ku leeyahay Liverpool uu gaarsiiyay 7 gool iyadoo la joogo qalcadda Etihad ka dib 7 kullan oo horyaalka ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here