Barnaamijka LIVE NOW waa mid maalin walbo idaacada Ciyaaraha FM (103 Mhz) ka baxo marka laga reebo maalinta Jimcada ah wuxuuna soo galaa 11:00 am barqanimo xiliga geeska Afrika.
LIVE NOW waa barnaamij looga hadlo wararka Update ah ama wax walbo oo kubada cagta la xariiro ee xiligaas barnaamij-ka tooska u baxaayo looga hadlo waxaana soo jeediyaan Zakarie Abdi Mohamed & Abdulkadir Abdullahi Halooyeelo.
Haddaba LIVE NOW soo jeedintiisa ugu dambeesay xiligii barqada Idaacada Ciyaaraha FM ka baxay hoos ka dhageyso fikirkaagana nala wadaag:
Advertisement