DAAWO | WARKAšŸ”„SUUQAšŸ”„Rabiotāž”Barcelona Fabregasāž”Milan Dejongāž”Barce ManchesteršŸ”„& Suuqa & Difaaca cusub eešŸ”„Barca

0

Waxaa halkeeda kasii socda diyaar garowga loogu jiro Furitaanka Suuqa kala iibsiga kaasoo Bisha January Furmi doona. Kooxaha Ugu waaweyn ee Yurub waxey wadaan wadadalo ay ku kasbanayaan Xidiga ay rabaan iney Safkeeda ku Xoojiyaan.

Barcelona heshiiskeedii ugu horeeyey soo bandhigtay goormaa jamaahiirta & saxaafada loosoo bandhigayaa?

Qodobada xiiso badan ayaad caawa ku maqli doontaan qodobo dhowr ah oo aad uxiiso badan & dhaq dhaqaaqii ugu dambeeyey ee suuqa.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here