Daawo; Shaxda Xiddigaha Muslimiin Ka Ciyaara Yurub Vs Xiddigaha Yuhuuda Ka Ciyaara Yurub, Yaa Badan Kara

Horyaalada Yurub ayay ka ciyaaraan xiddigo badan oo haysta diino kala duwan oo ay ugu cad-cad yihiin diinta islaamka iyo diinta Christan-ka.

Laakiin waxa jira Qolo Ehlu kitaab ah waana Yuhuuda kuwaas oo diidan kaliya Nabi Mohamed (Salalaahu calayhi wasalam) kuwaas oo ha reer Banu Israa’iil.

Hadaba waxa aan maanta Muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa shaxda xiddigaha muslimiinta ah Vs Xiddigaha yuhuuhda ah

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here