DAAWO: Qaabkii Ay Man United U Ciyaartay Kulankeedii Ugu Horeeyay Ee Kadib Jose Mourinho, Qaab Weerar Ah Ayay Ciyaartay

Kooxda Man United ayaa guul weyn ka gaadhay kooxda Cardiff City kulan ka tirsanaa horyaalka premier Leageu todobaadkiisii 18-aad kulan ahaa midii ugu horeeyay ee ay United ciyaartay kadib markii shaqada laga caydhiyay tababare Jose Mouirnho.

Man United ayaa si ku meel gaadh ah loogu dhiibay halyeeyga kooxda ee Ole Gunnar Solskjaer kaas oo hogaamin doona inta ka dhiman dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa qaabkii uu tababare Ole Gunnar Solskjaer u ciyaarsiiyay xiddigaha kooxdiisa kulankii ugu horeeyay

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here