DAAWO: Qaabka Ay Noqon Doonto Shaxda Man United Hadii Uu Zidane Tababare U Noqdo, 4 Xiddig Oo Cusub Ayaa Ku Jira

Tababarihii hore ee kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa si weyn loola xiriirinayaa kooxda Man United kadib markii ay shaqada ka caydhiyeen tababare Jose Mourinho.

Zidane ayaa bilaa shaqo ah tan ilaa markii uu ka tagay kooxda Real Madrid dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore xilli uu xiiso u qabo in uu ku soo laabto shaqada tababaranimo.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa qaabka ay noqon karto Shaxda Man United xilli ciyaareedka dambe hadii uu Zidane qabto shaqada tababaranimo waliba helo saxiixyada uu doonayo

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here