DAAWO: Gonzalo Higuain Oo Gool Cajiib Ah Ku Furtay Akoonkiisa Goolasha Ee Chelsea.

Weeraryahanka cusub ee kooxda chelsea ee Gonzalo Higuain ayaa furtay Akoonkiisa goolasha kulanka ay Blues haatan la ciyaarayso kooxda Huddersfield.

Gonzalo Higuain oo haatan ciyaaraya kulankiisii 3-aad ee kooxda chelsea ayaa dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay ee kooxda chelsea.

Xiddiga reer Argentine ayaa kooxda chelsea kaga soo biiray Juventus isaga oo ugu soo biiray heshiis amaah ah oo inta xilli ciyaareedkan ah.

31 jirkan ayaa gool cajiib ah u dhaliyay kooxdiisa chelsea kadib markii uu baas ka helay xiddiga khadka dhexe ee N’Golo Kante.

Hadaba Halkan Hoose Ka Daawo Goolka Cajiibka ah ee uu Higauian ku furtay Akoonkiisa goolasha ee kooxda chelsea:

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here