DAAWO: Dagaalkii Afka Ahaa Ee Kululaa Ee Dhex Maray Xiddigaha Liverpool & Arsenal Ee Van Dijk & Sokratis & Qaabkii Uu Van Dijk Ugu Hiiliyay Mohamed Salah

Xiddigaha daafaca uga ciyaara kooxda Arsenal iyo Liverpool ee Van Dijk & Sokratis ayuu dagaal afka ah dhex maray qaybtii Nasashada markii loo sii socday qolka Labiska.

Xiddiga reer Greece ee Sokratis ayaa si weyn uga xanaaqsanaa rikoodhihii loo dhigay Mohamed salah daqiiqado yar ka hor dhamaadkii qaybtii hore ee ciyaarta.

Waxana la arkay isaga oo si kulul ula hadlay xiddiga reer Masar ee Mohamed salah taas oo ka xanaajisay kabtankii kulankaas ee Van Dijk kaas oo si kulul ula hadlay Sokratis.

Markii hore waxa kaliya laga hayay dhacdada sawiro laakiin waxa haatan si weyn la iskula dhexmarayaa baraha bulshada gaar ahaan Twitter-ka.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigaynaa dagaalkii afka ahaa ee dhex maray xiddigaha Van Dijk & Sokratis

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here