DAAWO: Aubameyang, Alli, De Bruyne & 10-kii Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Kubada Cagta, Ayayna Ku Dhaafin

0

Tartamada yurub ayaa maraya meel xiiso iyo xamaasad leh iyada oo lagu dhaw yahay bartamihii xilli ciyaareedka ku jira hadana waxa haatanba laga dhaliyay goolal cajiib ah

Waxa todobaadkii maanta dhamaaday la ciyaaray kulamo badan oo ka tirsan horyaalada yurub kuwaas oo laga dhaliyay goolal qurux badan oo ay dhaliyeen xiddigo kala duwan.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 10-kii gool ee ugu quruxda badanaa ee todobaadkan laga dhaliyay tartamada yurub ee kubada cagta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here