Ciyaaryahanka Asalkiisa Somaliga Yahay Ee Akram Afif , Kooxdee Ayuu Ku Haboon Yahay Hanaan Ciyaareed Ahaan, Falaanqeeye Biriq Ayaa Ka Jawaabay.

Akram Hassan Afif oo ah ciyaaryahan asalkiisa Somali yahay balse haysta dhalashada dalka Qatar ayaa dhawaan wacdaro ka dhigay koobkii qaaradaha Asia kaasi oo ugu dambeyn dalka Qadar uu ku guuleystay .

Laacibkaas 22 sano jirka ah oo lahaa mid ka mid ah sedexdii gool ee Qatar koobkaas kaga qaadeen finalkii wadanka Japan ayaa haatan soo jiitay indahha kooxo kala duwan .

Hadaba Abdulqaadir Maxamed (Biriq) oo ah ciyaaryahan hore qaranka Somaliya haatanna ah falaanqeeye dhanka ciyaaraha ah ayaan ka wareysanay taariikhda laacibka iyo kooxda uu ku wacan yahay hanaan ciyaareed ahaan, hoos ka daawo

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here