Home WARARKA CIYAARAHA MAANTA

WARARKA CIYAARAHA MAANTA

DEG-DEG: Lionel Messi Oo Qarka U Saaran In Uu Ku Biiro Koox Cusub, Wadankee...

Xiddiga kooxda PSG ee Lionel Messi ayaa lagu soo waramaya in uu qarka u saaran yahay in uu isaga tago kooxdiisa sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa...

Dib u eegid:Spain vs. Germany Rikoor fool ka fool ah

0
Kulan miisaan culus leh ayaa sugaya habeenka axada iyadoo Spain iyo Germany ay isaga hor imaanayaan kulankooda labaad ee koobka aduunka 2022 ee FIFA. Wiilasha Luis Enrique ayaa si wacan ku bilowday...

Real Madrid ayaa si dhow ula socota qaab ciyaareedka Lisandro Martinez ka ciyaara horyaalka...

0
Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso qaab ciyaareedka Lisandro Martinez ee Koobka Adduunka 2022, iyadoo Los Blancos ay si weyn u xiiseyneyso daafaca dhexe ee Manchester United. 24-sano...

Macalinka Barcelona ay Xaqiijiyey wadahadalo kula jiraan Xidiga Dayar ah Oo Kooxaha Waaweyen Ee...

0
Tababaraha kooxda Barcelona Xavi ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay kala xaajoonayso Endrick iyo wakiiladiisa sidii ay suurtogal u noqon lahayd heshiiska weeraryahanka Palmeiras . 16-sano jirkaan ayaa lagu tiriyaa mid ka mid...

Daawo Sawirada ugu dambeyey laga qaado Neymar kadib dhaawicii ka soo gaaray Kulankii serbia

0
Taageerayaasha ayaa ka walaacsan in Neymar uu seego inta ka harsan koobka adduunka 2022 kadib sawirro cusub oo canqowga ah oo lagu soo dhigay Instagram. Xiddiga reer Brazil ayaa qarka u saaran...

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Maantay Qoreen

0
Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad Maalin kasta kala socotaan Warbaahinta laacibkii.com Manchester United ayaa wadahadalo ku saabsan dib ula soo saxiixatay 28 jirka reer Holland...

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maantoo Jimcaa

0
Wararka  Ciyaaraha Maanta: Waxa xidhan suuqa kala iibsiga maadama lagu jiro bilowga xilli ciyaareedka laakiin arintaas ayaan la macno ahayn in ayna kooxuhu isha ku hayn xiddigo kala duwan. Kooxaha kala duwan ayaa...

Wararka suuqa kala iibsiga ee Chelsea maanta: Blues ayaa £200m ku iibsanaysa labada ciyaaryahan...

0
Sida laga soo xigtay The Telegraph, Chelsea ayaa diyaar u ah inay 200 milyan ginni ku qarashgareyso saxiixa xiddigaha England Declan Rice iyo Jude Bellingham. Kooxda ayaa dooneysay inay dib u...

Xiddigaha Jude Bellingham vs Gavi –Mucjisooyinka Koobka Adduunka & Rikoodhada Loo Diiwaangeliyey

0
Koobka Adduunku waxa uu u shidan yahay oo wacdaro ka dhigay illaa hadda labada ciyaartoy ee da’yarta ah ee Jude Bellingham iyo Gavi oo u kala ciyaara England iyo Spain. Labadooduba waxay...

wax ka ogaaw Taarikh Xiddiga Asal ahaa ka soo jeeeda Cameroon ee Guusha ku...

0
Waxay ahayd inuu isaga ahaado! Embolo ayaa garaacday Cameroon iyadoo Switzerland ay guul dirqi ah ka gaartay furitaanka Koobka Adduunka kulanka Furitaanka ee Group G ay wada ciyaareyn wadamada Cameroon iyo Switzerland...
- Advertisement -

APLICATIONS

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.Ronaldo, Rice, Kane, Gakpo, Leao,...

0
Kooxaha kala duwan ayaa qiimaynaya xiddigaha ay u dhaqaaqi doonaan suuqa January iyada oo ay sidoo kale wadahadalo la qaadan karaan wakiilada xiddigaha ay...

HOT NEWS