Kooxda chelsea oo Qarka usaaran saxiixa xiddiga kooxda RB Leipzig ee Christopher Nkunku

0
Kooxda chelsea ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda RB Leipzig ee Christopher Nkunku sida ay sheegayaan wararka ka imanaya France. Chelsea ataa bilihii ugu dambeeyay si weyn loola xidhiidhinayay saxiixa xiddiga reer...

PSG Oo Weerar Dhinaca Suuqa Ah Ku Qaadaysa Arsenal, Badalka Neymar Ayay Ka Heleen

0
Kooxda PSG ayaa lagu soo waramayaa in ay indh-indheeyayaal u direen koobka adduunak si ay u daawadaan xiddiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Arsenal ee Gabriel Martinelli. Xiddiga Gabriel Martinelli ayaa wacdaro...

Man United Oo Juventus Ka Doonaysa Xidig muhiim ah waa kuma Xidigaas?

0
Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay Goolhayaha Kooxda Juventus ee Wojciech Szczesny u calaamadsatay badalka David De Gea. Red Devils ayaa isku diyaarinaysa nolol ka dambaysa Goolhaye De Gea...

Wararka suuqa kala iibsiga ee Liverpool maanta: Reds si ay isha ugu hayaan Declan...

0
Sida laga soo xigtay Football Insider, Liverpool ayaa si dhow ula socon doonta xiddiga khadka dhexe ee West Ham iyo xulka England Declan Rice qaab ciyaareedka koobka adduunka si ay u...
- Advertisement -

APLICATIONS

Murugo soo Wajahday Germany iyadoo Xidig muhiim ah uu seegay kulankii...

0
Xiddiga garabka uga ciyaara xulka qaranka Germany ee Leroy Sane ayaa dhaawac jilibka ah laga saaray kulankii furitaanka koobka adduunka ee ay la ciyaarayeen Japan. Xiriirka Kubadda...

HOT NEWS