Liverpool Indha-Indheeyayaal U Dirtay Kulankii Portugal Vs Ghana waa kuma xidig ayey isha...

0
ooxda Liverpool ayaa indha-indheeyayaal u dirtay kulankii Portugal iyo Ghana ee koobka adduunka sida laga soo xigtay Sports World. Indha-indheeyayaasha Liverpool ayaa si dhaw ula socday xiddiga xulka qaranka Ghana iyo waliba...

Chelsea Oo Go’aan Ka Gaadhay U Dhaqaaqista Cristiano Ronaldo maxay sababtu

0
Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay iska diiday fursad ay ugu dhaqaaqi lahayd saxiixa xiddiga kooxda bilaa kooxda ah ee Cristiano Ronaldo. Cristiano Ronaldo ayaa haatan bilaa koox ah kadib...

Maxay Sababta Ay Tahay In Arsenal Ay Ugu Dhaqaaqdo Saxiixa Cristiano Ronaldo

0
Halyeeyga kooxda Arsemal ee David Seaman ayaa kooxdiisii hore u sheegay in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddigii hore ee kooxda Man United ee Cristiano Ronaldo. Cristiano Ronaldo ayaa haatan bilaa koox ah...

Alisson Becker Oo Shaaca Ka Qaaday Sababtii Uu Isaga Diiday Chelsea Una Doortay Ku...

0
Goolhayaha Kooxda Liverpool ee Alisson Becker ayaa shaaca ka qaaday sababtii uu isaga diiday ku biirista kooxda chelsea una doortay Liverpoool. Alisson Becker ayaa Liverpool ku soo biiray sanadkii 2019 waxana uu...

Arsenal Oo Loo Diray Fariin Ku Saabsan Cristiano Ronaldo Kadib Markii Uu Xiddigu isaga...

0
Taageeraha weyn ee Piers Morgan ayaa ku booriyay Arsenal inay lasoo saxiixato Cristiano Ronaldo ka dib markii 37 jirkaan kansalay heshiis uu kula jiray Man United. Kadib waraysigii xasaasiga ahaa ee uu...

Milkiilayaasha Man United Oo Diyaar U Ah In Ay Iibiyaan Kooxda Laakiin Hal Shardi...

0
Wararka Man United: Milkiilayaasha Kooxda Man United ee Glazer family ayaa ugu dambayn go’aansaday in ay iska iibiyaan kooxda Man United. Glazer family oo muddo 17 sano ah hogaaminayay kooxda ayaa ugu...

Cristiano Ronaldo oo ka Hadlay ka Tagista Manchester United, Fariin uu u diray Taageerayaasha...

0
Manchester United ayaa xaqiijisay in Cristiano Ronaldo uu kaga tagayo kooxda heshiis laba geesood ah, iyadoo isla markiiba la dhaqan gelin doono. War qoraal ah oo ka soo baxay United ayaa lagu...

RASMI: CR7 ayaa katagay Man Utd Kadib heshiis laba geesood ah, isla markaaba...

0
Kooxdu waxay uga mahadcelinaysaa wax-qabadkiisii ​​wacnaa ee uu labadii jeer ee Old Trafford ku sugnaa. Ku dhawaaqista ayaa ku timid natiijadii waraysigii bam ee 37-jirka ahaa ee laba qaybood ka koobnaa ee...

Kooxda chelsea oo Qarka usaaran saxiixa xiddiga kooxda RB Leipzig ee Christopher Nkunku

0
Kooxda chelsea ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda RB Leipzig ee Christopher Nkunku sida ay sheegayaan wararka ka imanaya France. Chelsea ataa bilihii ugu dambeeyay si weyn loola xidhiidhinayay saxiixa xiddiga reer...

PSG Oo Weerar Dhinaca Suuqa Ah Ku Qaadaysa Arsenal, Badalka Neymar Ayay Ka Heleen

0
Kooxda PSG ayaa lagu soo waramayaa in ay indh-indheeyayaal u direen koobka adduunak si ay u daawadaan xiddiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Arsenal ee Gabriel Martinelli. Xiddiga Gabriel Martinelli ayaa wacdaro...
- Advertisement -

APLICATIONS

Maxay keeno in Wakhtiga Dheeriga Ah Loogu Daray Kulamada Koobka Adduunka...

0
Koobka Adduunka ayaa si rasmi ah u furmay, taageerayaashuna waxay dareemeen hal arrin oo ay wadaagaan dhammaan ciyaaraha ilaa hadda la ciyaaray. Wax jira wakhti...

HOT NEWS