Hordhac: Ecuador Vs Senegal: Xulkee Senegal Muxuu Ubaahan Yahay Si Uu Gudbo Wareega Xiga...

0
Xulalka Ecuador iyo Senegal ayaa ku kulmi doona garoonka Khalifa International Stadium kulankoodii ugu dambeeyay ee wareega Group-yada koobka adduunka. Xulka Ecuador ayaa kulanka soo galaya iyaga oo haysta 4 dhibcood kadib...

Jack Grealish Xulkee Uyuu U Saadaliyey Guulaysiga Koobka Adduunka.

0
Xiddiga xulka qaranka England ee Jack Grealish ayaa xulka Brazil u magacaabay xulka ugu cad-cad ku guulaysiga koobka adduunka ka socda dalka Qatar. 24 xul ee ilaa haata ciyaaray kaliya xulka difaacanaya...

DEG-DEG: Isku Aadka FA Cup-ka Oo La Sameeyay,Kooxo Waa Weyn Oo isku Dhacay

0
Waxa si Rasmi ah loo sameyay isku aadka wareega 3-aad ee tartanka FA Cup-ka iyadaoo ay kooxaha waaweyn ogaadeen kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega 3-aad ee tartanka. Tartanka FA cup-ka ayaa...

Brazil Vs Swtizerland : Xulkasta Muxu Ubaahan Yahay Si Uu Ugu Soo Baxo Wareega...

0
Labada qaran waxa ay kulankaan galayaan iyadoo ay isha ku hayaan in guul markii ugu horeeysay koobka aduunka ah kala gaaraan. Xogta Kulanka * Labadii kulan hore ee  koobka dunida ka yeesheen waxa...

Hordhac: South Korea Vs Ghana: Xulkee Soo Bixi Karo Xulkee Hari Karo Kulanka Caawo

0
Xulalka South Korea Iyo Ghana ayaa garoonka Education City Stadium ku ciyaari doona kulan ka tirsan Group-ka H ee koobka adduunka. Labada xul oo laga kulamadoodii bilowga koobka adduunka ayaa doonaya in...

Hordhac: Cameroon Vs Serbia:Xulkee Ka hari karo World Cup ka

0
Xulalka Cameroon iyo Serbia ayaa isaga hor iman doona garoonka Al Janoub Stadium kulan ka tirsan koobka adduunka Group-ka G. Labada xul ayaa kulanka soo galaya iyaga oo doonaya in ay guushoodii...

Sidee Ayuu Xulka Argentina Ugu Soo Gudbi Karaa Wareega Xiga Ee Koobka Adduunka?

0
Argentina ayaa garaacday Mexico iyaga oo gaadhay guushoodii ugu horaysay ee koobka adduunka Qatar 2022. Si kasta ha ahaatee Messi iyo saaxiibadiis ayaan xaqiiqsan in ay u gudbaan wareega xiga ee koobka...

Lama Filaan Kale, Xulka Costa Rica Ayaa Garaacay Xulka Japan.

0
Xulka Costa Rica ayaa qarxiyay lama filaan weyn oo kale markii ay garaaceen xulka Japan kulan ka tirsanaa Koobka adduunka. Xulka Japan oo kulankii hore garaacay xulka Germany ayaa guuldaro laam filaan...

Cristiano Ronaldo Oo Markale Kulaaban Karo Kooxda Real Madrid

0
Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa in uu diyaar u yahay in uu aad hoos ugu dhigo mushaharkiisa hadii ay Real Madrid ogolaato in ay kula wareegto heshiis amaah ah inta...

Xulka Tunisi Ayaa Guuldaro Kala Kulmay Xulka Australia Kadib Ciyaar Ku Dhamatay 0-1

0
Xulka Australia ayaa guul ka gaadhay xulka Tunisia kulan ka tirsanaa Grou-ka D ee koobka adduunka. Kulanka ayaa ahaa mid uu xulka Tunisia ku fiicanyahay dhinac walba kana fiicnaa xulka Australia kuwaas...
- Advertisement -

APLICATIONS

Dalka Brazil Ayaa Warbixin kaso Saartay Xaalada Dhaawac Ee Neymar

0
Xulka qaranka Brazil ayaa wadnaha farta ku haya xilli ay sugayaan natiijada baadhitaanka dhaawaca soo gaadhay Xiddigooda Neymar. Neymar ayaa ku dhaawacmay kulankii uu xulka...

HOT NEWS