Waa ku Wee Kulamada Ugu Horeeya Ee Wareega 16-ka Koobka Adduunka?

0
Waxa haatanba la ogaaday kulamada wareega 16-ka koobka adduunka ka socda dalka Qatar ee maraya kulamadii ugu dambeeyay ee wareega 3-aad ee Group-yada tartanka. Waxa haatanba jira xulal ogaaday xulalka ay la...

Xulka England Oo U Soo Gudbay Wareegga 16-ka, Ka Dib Markii Ay Ku Baashaaleen...

0
Dhan waliba Ingiriiska ayaa ka wacnaa inkastoo qeybtii hore lagu nastay bilaa goolal Wales waad ku adkeyd in cagta kubadooda ku hayaan , durba waa ay qasaarinayeen waxaana lagu ciqaabay kubad hayasho Goolasha...

Xulka USA Oo Iska Xaadiriyay Wareega 16-ka Koobka Adduunka Kadib Markii Ay Garaaceyn Xulka...

0
Xulka qaranka Maraykanka ayaa garaacay xulka Iran kulan ka Tirsanaa Koobka adduunka iyaga oo iska xaadiriyay wareega 16-ka ee koobka adduunka. Kulanka ayaa ahaa mid xiiso leh oo ay labada xul si...

Yaa Hogaanka U Haayo Tartanka Gool Dhalinta Koobka Adduunka.

0
Waxa la soo afkjaray kulamadii wareega 2-aad ee Group-yada koobka adduunka iyada oo tartanka gool dhalinta koobka adduunku yahay wali mid aad u adag. Xiddigo badan ayuu ka dhexeeyaa tartanka gool dhalinta...

Kadib Kulan Waali Ahaa Xulalka Cameroon & Serbia Oo Bar-Baro Ku Heshiiyay,ka dib soo...

0
Xulalka Serbia iyo Cameroon ayaa bar-baro ku kala baxay kadib kulan xiiso lahaa oo ku dhex maray garoonka Al Janoub Stadium. Kulanka ayaa ahaa mid ay labada xulba u dagaalamayaan sidii ay...

“Ma aragteen Messi” Canelo Alvarez oo farriin handadaad ah u diray kabtanka xulka Argentina...

0
Ninka dhawrka jeer kusoo guuleystay abaalmarinta feedhyahanka aduunka ee ree Mexico ee Canelo Alvarez ayaa farriin handadaad ah u diray kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi. Messi ayaa qaab ciyaareed heer sarre...

YAAB: Xulka Cameroon Oo Goolhaye André Onana Sabab La Yaab leh Uga Reebay Koobka...

0
Goolhaya xulka qaranka Cameroon iyo kooxda Inter Milan ee André Onana ayaa laga saaray liiska xulka Cameroon uga qayb galaya koobka adduunka Qatar ka socda. Goolhaye André Onana ayaa ku bilowday shaxda...

Hordhac: Cameroon Vs Serbia:Xulkee Ka hari karo World Cup ka

0
Xulalka Cameroon iyo Serbia ayaa isaga hor iman doona garoonka Al Janoub Stadium kulan ka tirsan koobka adduunka Group-ka G. Labada xul ayaa kulanka soo galaya iyaga oo doonaya in ay guushoodii...

Xulka Brazil ayaa doonaayaan in jabiyay rikoorka heerka guruubyada koobka adduunka ay la ciyaareen...

0
Brazil ayaa doonaysa in ay jabiso rikoorka heerka Groupyada ee koobka adduunka marka ay wajahaan Switzerland kulankooda labaad ee Group G isniinta garoonka 974. Xulka shanta jeer ku guuleystay koobka adduunka ayaa...

Kulankii u dhexeeyay xulalka Argentina iyo Mexico ee koobka adduunka ayaa jabiyay rikoodh 28...

0
Kulankii u dhexeeyay xulalka Argentina iyo Mexico ee koobka adduunka ayaa jabiyay rikoodh 28 sano ka hor laga dhigay koobaka dduunka. Kulanka oo ka dhacay garoonka Lusail Stadium ayaa ka tirsanaa Group-ka...
- Advertisement -

APLICATIONS

Wararka suuqa kala iibsiga ee Barcelona maanta: Barca inay si dhow...

0
Sida laga soo xigtay El Nacional, Barcelona ayaa isha ku haysa qaab ciyaareedka xiddiga AC Milan ee Rafael Leão inta lagu guda jiro koobka...

HOT NEWS