ARAG 4-qaab ay u muuqan karto SHAXDA Chelsea haddii uu xilka u qabto Macalinka sida wayn lala xiriirinayo ee Zidane

0

Chelsea ayaa la warinayaa inay bartilmaameedkeeda koowaad ka dhiganeyso macalinkii hore ee Real Madrid ee Zidane.

Shaqada Sarri ayaa khatar ku jirta kaddib lixdii gool ay Man City uga adkaatay xilli ay Blues ku jirto Lixaad, waxaana taa u dheer inay marar badan isku dheceen ciyaartoyda kooxda oo aan badankood ku qanacsanayn falsafadiisa, gaar ahaan in Kante laga ciyaarsiiyo qadka dhexe ee weerarka.

Haddaba The Sun ayaa sii odorastay shaxda ay Blues ku soo gali karto haddii uu Zidane u qabto xilka.

Macalinka reer France ayaa intii uu xilka u hayay Real Madrid kula guuleystay 3-Champions League, UEFA Super Cup 2-jeer, La Liga 1-jeer, Club World Cup 2-jeer iyo Spanish Super Cup 1-jeer.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here