41 Xiddig Ee Amaahda Uga Maqan Chelsea Ee Badbaadin Kara Xilli Ciyaareedka Dambe & Kooxaha Ay Haatan Joogaan

Chelsea ayaa laba suuq laga ganaaxay in ayna wax saxiixyo cusub ah la soo saxiixan karin laakiin chelsea ayaan u baahnayn in ay xiddigo cusub la soo saxiixato marka loo eego xiddigaha amaahda uga maqan.

Kooxda Maurizio Sarri ayaa marka dhan loo eego u baahnaan doonin in ay xiddigo la soo saxiixato marka loo eego xiddigo tayo leh oo amaah uga maqan kooxda chelsea.

Haatan kooxda chelsea ayay 41 xiddig amaah uga maqan yihiin kuwaas oo kala jooga adduunka daafihiisa iyaga oo marka ay doonaan iman kara.

Chelsea ayaa u yeedhan karta xiddigaha marka ay doonto hadii ay FIFA ka diido racfaanka ay doonayso in ay ka qaadato ganaaxa.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo 41-ka xiddig ee badbaadin kara kooxda chelsea ee amaahda uga maqan kooxdeeda:

Goolhayayaasha

Baxter (Yeovil Town)

Collins (Burton Albion)

Thompson (Warrenpoint Town)

Karlo Ziger (Sutton United)

Eduardo

Dafaaca:

Kurt Zouma (Everton)

Baba Rahman (Reims)

Clarke-Salter (Vitesse)

Michael Hector (Sheffield Wed.)

Tomas Kalas (Bristol City)

Todd Kane (Hull City)

Matt Miazga (Reading)

Trevih Chalobah (Ipswich Town)

Dujon Sterling (Coventry City)

Reece James (Wigan)

Jay Dasilva (Bristol Ciy)

Ola Aina (Torino)

Fikayo Tomori (Derby County)

Fantaky Davo (S. Rotterdam)

Josh Grant (Yeovil Town)

Kenneth Omeruo (Leganes)

Khadka Dhexe:

Mario Pasalic (Atalanta)

Tiemoue Bakayoko (Ac Milan)

Pulisic (Borussia Dortmund)

Victor Moses (Fenerbahce)

Lewis Baker (Reading)

Victorien Angban (Metz)

Kenedy (Newcastle)

Nathan (At.Mineiro)

Josimar Quintero (Lleida)

Danilo Pantic (Partizan Belgrade)

Jacob Maddox (Cheltenham)

Kasey Palmer (Bristol City)

Mason Mount (Derby County)

Charly Musonda (Vitesse)

Kylian Hazard (Cercle Bruges)

Weerarka:

Tammy Abraham (Aston Villa)

Michy Batshuayi (Crystal Palace)

Izzy Brown (Leeds United)

Lucas Piazon (Chievo)

Álvaro Morata (Atletico)

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here