2005 ilaa 2019: Daawo 400 Ee Gool Ee Uu Lionel Messi Ka Dhaliyay Horyaalka La Liga

Xiddiga Kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa kulankii Eibar ee horyaalka La Liga ee xalay dhaliyay goolkiisii 400-aad ee horyaalka La Liga.

Xiddiga reer Argentine oo goolkiisii ugu horeeyay ee horyaalka La Liga ka dhaliyay sanadkii 2005 xalay noqday xiddigii ugu horeeyay ee 400 gool ka dhaliya horyaalka La Liga.

Kabtanka Barcelona ayaa isku qoray taariikhda horyaalka La Liga isaga oo sanad walba iyo kulan walba wacdaro ka dhiga horyaalka.

31 Jirkan oo haatan fursad u haysta in uu sii wado rikoodhkiisa ayaa dhigay rikoodh ay adagtahay in la helo xiddig kale oo bar-bareeya.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa dhamaan 400 ee gool ee uu Kabtan Leo ka dhaliyay horyaalka La Liga

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here