11-ka Xiddig Ee Ugu Mushaharka Badan Premier Leageu Xilli Ciyaareedkan

Wargayska Daily Mirror ayaa soo saaray Liiska 11-ka xiddig ee ugu mushaharka badan xilli ciyaareedkan horyaalka premier League.

Kubada cagta ayaa haatan la odhan karaa waa shaqada ugu mushaharka badan ee la qaban karo waliba ugu fudud marka dhan loo eego.

Premier League ayaya ka ciyaaraan xiddigaha ugu fiican yurub wakhti xaadirkan iyaga oo lacag waali ah jeebka ku shubta todobaadkii.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa mushaharka ay xiddigaha premier League qaataan todobaadkii kuwooda ugu musharka badan.

Mo Salah (Liverpool) – £200,000 Todobaadkii

Riyad Mahrez (Manchester City) – £200,000

Eden Hazard (Chelsea) – £200,000

Harry Kane (Tottenham Hotspur) – £200,000

Sergio Aguero (Manchester City) – £220,000

Romelu Lukaku (Manchester United) – £250,000

Raheem Sterling (Manchester City) – £275,000

Kevin De Bruyne (Manchester City) – £280,000

Paul Pogba (Manchester United) – £290,000

Mesut Ozil (Arsenal) – £350,000

Alexis Sanchez (Manchester United) – £391,000

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here