LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

XOG: Saddex ciyaarayahan ee N’golo Kante badal ay kaga dhigi karaan kooxda Chelsea.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Suuqa kala iibsiga waa mid xiisihiisa wata kaasoo had iyo jeer ciyaarayahno lakala iibsado iyadoona ciyaaayahano can ah ay xilli ciyaareydkan suuqa si weyn loga hadal hayo islamarkaana qiimo badan lagu doonayo.

Hal arin oo lala yaabana waa suurta gal in ay dhacdo, si kastaba taageerayaasha Chelsea ayaa cabsi ka qaba xiddiga labada horyaal ee premier league heysta ee N’golo Kante inuu ka dhaqaaqo waqooyiga London laacibkii ka dhisan.

Kooxda horyaalka ligue 1 daafacnaysa ee PSg ayaa dooneysa xiddigan in ay la saxiixato, macalinka cusub ee laacibkii Thomas Tuchel ayaa isha ku haya inuu xiddigan qadka dhaxe ka ciyaara inuu lasoo saxiixdo.

Kante waxa uu muujinayaa mid England ka tagi kara kaasoo xiddiga ugu wanaagsan ee horyaalka EPL noqday sanadkii 2017-da waxaa uu ku guuleystay EPL labo xilli ciyaarreyd is xiga ee uu Leicester iyo Chelsea u kala ciyaarayey.

Hadaba waxaa jiro xiddigo dhowr ah hadii xiddigan laacibkii ka dhaqaqo badal u noqon kara inagoo eegi doona saddexda ciyaarayahan ee buuxin kara booksa Kante, waxaana ay yihiin xiddigahaasi Arturo Vidal, Jean Michael Seri iyo Sergej Milinkovic-Savic.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII