LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

XOG: Alexis Sanchez Oo Digniin KHADKA DHEXE Ah U Diray Manchester United

Alexis Sanchez waxa uu isha ku hayaa in Jose Mourinho dheeli doono kubad qurux badan maadama uu hadda haysto khad dhexe oo ay ka mid yihiin Fred iyo Ander Herrera.

United oo hore loogu edeyn jiray kubaddeeda caga jiidka ah, adag ayuu Sancehz qishay in uu jeclaan lahaa mid taas ka xirfadeysan kana qurux badan dheelaan.

Mourinho waxa uu la saxiixday Fred isaga oo ku rejo weyn in uu bedelo qaab ciyaareedkaas waxaana Sanchez qanciyey Pereira oo ka soo laabtay amaah.

“Runta waxa weeyey Fred aad ayuu kulankii kowaad ii cajab galiyey,” ayuu Sanchez u sheegay ESPN Brazil. Waa waxa laacibkii ka maqnaa – qof ciyaaraha ‘Jogo bonito ‘Kubad qurux badan, sida ay Brazil ugu yeeraan.

Sidaas oo kale waxaa ah Andreas Pereira.

“Waxaan qabaa in ay yihiin laba laacibkii oo tayo wanaagsan leh oo aad ii caawin kara.”

Jose Mourinho waxaa aad uga go’an ol’olahan in ay horyalka ka fara maroojiyaan Manchester City.

Kulanka kowaad caawa ay la dheeli doonaan Leicester City.


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *