LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Xiriirka FA-ga Ingiriiska oo soo saaray TV-yada baahin doona wareega 4-aad ee koobka FA Cup-ka

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Xiriirka kubada cagta Ingiriiska ayaa soo saaray habka ay TV-yada u kala laacibkii doonaan kulamada wareega 4-aad ee koobka FA Cup-ka iyadoo Manchester United iyo Yeovil Town la ciyaari doono 26-ka January – habeen jimco ah waxaana laacibkii doona BBC Sport.

Isniintii ayey aheyd markii la sameeyay isku aad qabow oo ay ka maqan yahiin kooxaha qaar ee isaga haray, sidoo kale sabtida BT Sport ayaa laacibkii doonta kulanka dhici doona waqtiga qadada ee dhexmari doona Peterborough United iyo laacibkii soo badisa Fleetwood Town iyo Leicester City oo kulan ku celis ah ciyaari doona.

Sidoo kale isla maalintaas waxaa jiri doona laba kulan oo fiidnimada dhici doona – waxaana isaga hor imaan doona Newport County iyo Tottenham Hotspur, si la mid ah kulanka ay Liverpool la kulmeyso West Bromwich Albion waxaana laacibkii doona BT Sport.

Maalinta xigta laba kulan ayaa jiri doona Newcastle United ayaa u safri doonta kooxdii soo badisa Norwich City iyo Chelsea kulankooda ku celiska ah, waxaana tabin doona BT Sport – kadib kulankaas ka dhici doona midkood Stamford Bridge ama Carrow Road – waxaa xidig doona kulan ay laacibkii doonto BBC One oo ay ciyaari doonaan Manchester City iyo kooxdii soo badisa Cardiff City iyo Mansfield Town.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII