LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Woow: Daawo Eden Hazard Oo Baas Wareer Ah Dhiibay, ilaa Jose Mourinho Ayuu Awoodiisa Tusay

Xiddiga Kooxda chelsea iyo xulka Belguim ee Eden Hazard ayaa baas waali ah kaga yaabsaday adduunka iyo waliba tababaraha Man United ee Jose Mourinho intii uu socday kulankii ay la ciyaarayeen Iceland.

Mourinho ayaa kulankaas ka daawanayay garoonka isaga oo u socday hawlo indha-indhayn laakiin Eden Hazard ayaa noqday hadal haynta kulanka kadib baas waali ah oo uu dhiibay.

Baaskaas uu dhiibay ayaa laga dhaliyay gool isaga oo xulkiisa ku hogaamiyay guul 2/0 ah kulan ka tirsanaa tartanka UEFA Nations League Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *