LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Weeraryahanka Ateltico Madrid Antoine Griezmann oo heshiis hordhac ah la gaaray Barcelona

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa lagu soo waramayaa inuu talaabo u qaaday ku biiritaanka laacibkii Barcelona, sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya dalka France .

Xidigaan heerka caalami waxaa la sheegay shalayto inuu guri ka raadinayay magaalada Barcelona taasoo qeexeysa in wax walba dhaw yahiin, balse mid ka mid ah wargeysyada France ayaa baahiyay in heshiis hordhac ah labada dhinac ay gaareen.

Wargeyska Le10Sport ayaa shaaca ka qaaday in Antoine Griezmann uu heshiis hordhac ah la gaaray Barcelona isla markaana uu ku biiri doono kadib koobka aduunka.

Warbixinta waxaa lagu sheegay sidoo kale inuu xidigii hore Real Sociedad iska diiday inuu heshiiska u kordhiyo kooxdiisa Los Rojiblancos.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII