LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Waxba kuguma qabno: Arsenal oo ka tashaneysa Cazorla, iyadoo u muuqata inay bedelkiisa kaga adkaan karto Bayern Munchen.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Arsene Wenger ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu ka tashto laacibka dhaawacyada ay hareeyeen ee qadka dhexe Spain Santi Cazorla, isagoona u dhaqaaqay durba bedelkiisa.

Sida laga soo xigtay Mundo Deportivo, laacibkii heysata horyaalka Bundesliga ee Bayern Munchen ayaa sidoo kale dooneysa inay lasoo saxiixato ciyaaryahanka khadka dhexe ee Schalke Max Meyer xagaaga.

22 jirkaan ayaa saftay 20 kulan oo Bundesliga ah xilli ciyaareedkan, celcelis ahaan baasaskiisa ayaa ahaa kuwa saxan 90%, Arsenal ayaana xiiso gaar ah u qabta.

Bayern ayaa xaqiijisay saxiixa xiddiga Leon Goretzka, taasoo ku qasbeysa inuu Allianz Arena ka doorbido Gunners, iyadoo Wenger, uu ku rajo weyn yahay inuu helo ciyaaryahan awood u leh inuu bedelo Cazorla.

Arsenal ayaa heysata Granit Xhaka, Jack Wilshere, Aaron Ramsey iyo Mohamed Elneny, iyadoo ka iibisay Bishii Janaayo laacibkii Valancia,  Francis Coquelin, waxaana ay u muuqdaan inay kufilan yihiin dhamaan afarta ciyaaryahan xalinta khadka dhexe ee Arsenal.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII