LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

WARBIXIN:Tababare Julen Lopetegui Oo Ka Hadlay Wararka Real Madrid La Xiriirinaya Saxiixa Hector Herrera.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Xidiga heerka caalami ee reer Mexico ayaa si layaab leh loo xiriirinayay in uu u dhaqaaqayo Santiago Bernabeu wararkan ayaa si dhaqso ah looga jawaab celiyay.

Tababaraha Real Madrid Julen Lopetugui ayaa qashinka raaciyay wararka Hector Herrera la xiriirinaya in uu imaanayo Bernabeu.

Xidigan qadka dhexe ee reer Mexico qyaa lasoo sheegayay in uu diiradda u saaranyahay laacibkii kadhisan caasimadda Spain maadaama uu kasii dhammaanayo heshiiska uu kula jiro laacibkii reee Portugal.

Haddii uusan kordhin qandaraaska 28-jirkan ayaa xor u ah in wada hadal layeesho dhammaan kooxaha xiisaynaya uuna lagaari karo heshiis hordhac ah bisha January.

Lopetogui ayaana lagu tirinayay tababarayaasha xiisayanaya in ay beeca xorta ah ku helaan qabiirkan bandhigga wacan samayanaya.

Yeelkeede, tababarha Los Blancos ayaa iska fogeeyay in uu wax xiisa ah u qabo xidiga.

“Wararka Madrid la xiriirinaya Hector Herrera waa kuwa la allifay” ayuu Julen.

“Majoogo Porto, balse qoyskayga waan la aaday waqtigii fasaxa, balse lama aanan kulmin Hector.”

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII