LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

WARBIXIN: Maamulka Arsenal oo durba la ogaaday tababaraha maankooda ku jira si uu badal ugu noqdo Arsene Wenger.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Tababare Arsene Wenger ayaa u muquda mid aan kusii nagaan doonin Arsenal xilli ciyaareedka soo aadan, waxaana durba la hadal hayaa cidda badalka u noqon doonta iyo shaqsiyaadka go’aan ka gaari kara heshiiska uu laacibkii kula jiro.

Wargeyska Mirror ee Ingiriiska kasoo baxa ayaa qiraya in maamulka Arsenal ay hadda maanka ku hayaan Thierry Henry inuu noqdo macalinka xiga ee laacibkii lagu aamini karo.

Maamulka mar walba waxey fiirin doonaan shaqsiga ku haboon ee fahamsan wax badan dhaqanka laacibkii, Henry ayaana ka tirsana muddo sideed sano ah laacibkii ka dhisan waqooyiga London.

Thierry Henry wuxuu heystaa khibrad fiican oo uu ugu yaraan ugu hawlgali karo Arsenal, haatan waa tababare ku xigeenka xulka qaranka Belgium-ka isagoo ka hoos shaqeeya Roberto Martinez.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII