LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

WARBIXIN: Ac Milan oo si daran u xiiseyneysa daafaca midig ee Atalanta Hans Hateboer.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Ac Milan ayaa si daran u xiiseyneysa daafafaca midig ee laacibkii Atalanta Hans Hateboer sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya dalka Holland.

24-jirkaan wuxuu kusoo biiray laacibkii Atalanta bishii January sanadkii hore, balse wuxuu soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isagoo xilli ciyaareedkan kaliya matalay 17-kulan, sidoo kalana wuxuu caawiye ka noqday guushii Crotone.

Sida ay sheegtay VI, laacibkii Rossoneri ayaa xiiso u qabto daafacaan reer Holland, waxeyna dooneysaa iney lasoo saxiixato xagaaga soo aadan, balse hadda ugu yaraan ay gogol xaar sii sameyn doonto.

Atalanta xiriir fiican ayey la leedahay Ac Milan waxeyna ka iibisay Andrea Conti iyo Franck Kessie.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII